DHEGEYSO-Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo aqbalay xilka loodhiibey

Muqdisho, Feb 23 2017-Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga mahadceliyey sida uu ugu gartay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha dalka, wuxuuna balanqaaday inuu gudan doono waajibaadkiisa qaran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com