Madasha Xisbiyadda oo ka hadashay Shirka Farmaajo iyo Madaxda labo maamul goboleed

HomeWararka

Madasha Xisbiyadda oo ka hadashay Shirka Farmaajo iyo Madaxda labo maamul goboleed

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartay Shirka lagu waddo in uu Magaalada Muqdisho ku dhexmaro Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda labad

Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Dowladda Puntland oo go’aamo ka soo saartay in Salaadda Jamaacadda Masaajida lagu tukado
Iimaan Rashiid Guure, “Dowladdu Waa in ay Hubisaa Macluumaadka Meelaha La Duqaynayo” (dhegayso)

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartay Shirka lagu waddo in uu Magaalada Muqdisho ku dhexmaro Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda labadda maamul ee Puntland iyo Jubbaland.

War kasoo baxay Madasha ayaa loogu baaqay Madaxweynaha Dowladda Federaalka inuu Shirka Muqdisho noqdo mid ay goobjoog ka yihiin dhammaan dowladaha xubnaha ka ah DF.

Waxa ay sheegtay in ay muhiim tahay in la qaado talaabadaan si looga gudbo khilaafka harreeyay hannaanka doorashada 2020, looga gaaro go’aanno kama dambeys ah oo loo dhan yahay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: