Madasha Xisbiyadda oo ka hadashay Shirka Farmaajo iyo Madaxda labo maamul goboleed

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartay Shirka lagu waddo in uu Magaalada Muqdisho ku dhexmaro Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda labadda maamul ee Puntland iyo Jubbaland.

War kasoo baxay Madasha ayaa loogu baaqay Madaxweynaha Dowladda Federaalka inuu Shirka Muqdisho noqdo mid ay goobjoog ka yihiin dhammaan dowladaha xubnaha ka ah DF.

Waxa ay sheegtay in ay muhiim tahay in la qaado talaabadaan si looga gudbo khilaafka harreeyay hannaanka doorashada 2020, looga gaaro go’aanno kama dambeys ah oo loo dhan yahay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com