Gen.Cabdirisaaq Afguduud oo loo magacaabay Taliyaha Qeybta Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

HomeWararka

Gen.Cabdirisaaq Afguduud oo loo magacaabay Taliyaha Qeybta Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Wararka ku soo dhacaya Warqabadka Warbaahinta Daljir ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan xilki uu ka qaaday Maanta t

Ciidamadda Dowladda oo howlgalo ka sameyeey Shabeelaha Hoose
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Hoos taga Gobalka hiiraan
Bosaso: Hooyo dhashay lix carruur oo xanuun u jiifta muddo sanad ka badan (dhegayso)

Wararka ku soo dhacaya Warqabadka Warbaahinta Daljir ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan xilki uu ka qaaday Maanta taliyaha laanta ilaalinta Canshuuraha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Cabdullaahi Xasan Bariise.

General Cabdirisaaq Afguduud ayaa loo Magacaabay Taliyaha Qeybta Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Afgaduud ayaa horay usoo noqday taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa bilaabay badalida saraakil lagu eedeyeey shaqo xumo iyo dayac dhinaca shaqadooda ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljit

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0