Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Hoos taga Gobalka hiiraan

HomeWararka

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Hoos taga Gobalka hiiraan

Ciidamada xoogga iyo dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa xalay Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo dhaca Koofurta gobolka Hiiraan. Deeg

BOOSAASO | Ardayda kulliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Citycot University
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Baydhabo & daadadka Xalay saqdhexe ku fatahay (Sawiro)

Ciidamada xoogga iyo dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa xalay Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo dhaca Koofurta gobolka Hiiraan.

Deegaanada laga saaray Al-shabaab ayaa waxaa ka mid ah Xarar-lugoole iyo Fidow oo dhaca Koofurta gobolka Hiiraan.

Wararka qaar ayaa sheegaya inuu jiro khasaare ka dhashay howlgalka Al-shabaab looga saaray deeganadaasi sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan milateriga Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: