Internetka Muqdisho oo wali jaran jago-ka xayuubinti RW khayre kabacdi

HomeWararka

Internetka Muqdisho oo wali jaran jago-ka xayuubinti RW khayre kabacdi

Magaaladda Muqdisho iyo guud ahaan Koonfurta somaaliya waxaa jaran internetki ,kadib jago-ka xayuubinti Ra'iisul Wasaare Xasan Cali khayre. Guud ah

GAALKACYO | ISIMADA DHAQANKA GOBOLKA MUDUG
Dekedda Bossaso oo maalintii labaad hawlgab ah (dhegayso)
Waxbarasho La’aan & Shaqo La’aan: Tirada Ardeyda Waxbarasho Seegga ah oo Korortay (dhegayso)

Magaaladda Muqdisho iyo guud ahaan Koonfurta somaaliya waxaa jaran internetki ,kadib jago-ka xayuubinti Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre.

Guud ahaan khadka internetka ayaan shaqeynayn,sida la sheegay waxaana jaran khadki Viber optic ahaa ee dhexmari jiray badda.

Wali lama hayo sababta keentay in khadka uu saacado badan ka maqnaado koonfurta somaaliya,balse Puntland ayaa internetku jooga,iyado anan la garanayn sababta keentay in lagu soo beego xil ka xayuubinti khayre jaritaanka Internetka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: