Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka qayb qaadanay dhismaha garoonka Cawaale Gaalkacyo

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka qayb qaadanay dhismaha garoonka Cawaale Gaalkacyo

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Abdiladiif Muuse Nuur oo maanta booqday Garoonka kubada cagta cawaale ayaa ku shaaciyeey qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook inuu ka qayb qaadanayo dhismaha garonkaas.

Hoos ka akhriso qoraalka uu soo dhigay Facebook.

“Waxaan si shaqsiyan ah lacag dhan 1,000$ uga qayb qaadanayaah Dibu dhiska baaxada leh ee habka isku tashiga Bulshaah lagu wadoh Garoonka Kubadah Cagtaah Cawaale ee Magaalada Gaalkacyo, ka Gudoomiyeh ahaan anoo afka Madaxwaynaha Dowladda Puntland ku hadlayah waxaan balan qaadayaah inuu dhismaha Garoonku dhamaado.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inay balan qadayaan sidi loo dhamaystiri lahaa garoonka kubada cagta cawaaale kaas oo hada dhismihiisa meel wanaagsan maraya.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com