RW khayre oo gaaray dhuusamareeb

HomeWararka

RW khayre oo gaaray dhuusamareeb

Ra'iisul Wasaare Xasan Cali khayre iyo wafdi balaraan uu hogaaminayo ayaa gordhawyd ka dagay garoonka diyaaradaha Magaaladda dhuusamareeb,iyado ay soo

BOSSASO & BADBAADINTA DHALLINTA TAHRIIBTA & KAHORTAGGA KAGANACSIGA DHALLINTA (daawo)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Shirka madaxda maamul goboleedyada Nayroobi iyo waxa uu salka ku hayo (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre iyo wafdi balaraan uu hogaaminayo ayaa gordhawyd ka dagay garoonka diyaaradaha Magaaladda dhuusamareeb,iyado ay soo dhaweyeen madaxda Galmudug iyo Siyaasiyin kala duwan.

RW khayre ayaa la filayaa in uu kulamo la qaato Madaxda dowlad gobaleedyada oo horey ugu shirsana dhuusamareeb shirkoodana warmurtiyeed ka soo saaray.

waxaana la filayaa in malmaha soo socda la qabto shir kale oo u dhaxeeya Madaxda dowlad gobaleedyada iyo Dowladda Federaalka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: