Aabe 80 Jir ah oo u fariistay Imtixaanka fasalka 8-aad

HomeWararka

Aabe 80 Jir ah oo u fariistay Imtixaanka fasalka 8-aad

Aabe Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo ka mid noqday ardaydii maanta u fariisatay Imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe ee Gaalkacyo,Galmudug siba i

Xukuumadda Soomaaliya oo Ka Hadashay Wadahadalka Sheekh Mukhtaar Roobow
Nabadoon Al Shabaab katirsanaa oo isku soo dhiibay maamulka Jubbaland.
Madaxwayne Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniydda dowladda

Aabe Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo ka mid noqday ardaydii maanta u fariisatay Imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe ee Gaalkacyo,Galmudug siba iskoolka Cabdulaahi Ciise ayaa ka hadlay dareenkisa iyo siday ugu suurta gashay inu xiligan u fariisto imtaxanadkas.

Aabe Cabdiraxmaan ayaa sheegay in waxbarashada yaraan iyo weynaan aysan midna lahayn,isla markaana ay jiraan dad badan oo niyad jabiya dhahana maxaad wax ka baranaysa waadba duqowdaye,isago talooyin u soo jeediyeey dadka waxbarashada ka daahay.

Wariye Hodan Sulub Diini ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: