Madaxweynaha Galmudug Dhusamareeb madaxweynaha Koonfur galbeed

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug Dhusamareeb madaxweynaha Koonfur galbeed

Madaxweynaha Galmudug ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, mudane Cabdulcasiis Xasan

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Puntland oo ka hadashay shaqada dekedda Bosaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
WARBIXIN: Xusuuqa Ciidamadda Kenya ka waddan Gobalka Gedo & Amusnaanta Dowladda Somaaliya

Madaxweynaha Galmudug ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, mudane Cabdulcasiis Xasan Maxamed ( Laftagareen) oo u yimid si uu uga qabgalo shir madaxeedka wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah DFS oo ka furmay magaalada Dhusamareeb.

Soo dhaweyn kaddib, labadda madaxweyne ayaa warbaahinta wadajir kula hadlay xarunta madaxtooyada GM.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: