Madaxweynaha Galmudug Dhusamareeb madaxweynaha Koonfur galbeed

Madaxweynaha Galmudug ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, mudane Cabdulcasiis Xasan Maxamed ( Laftagareen) oo u yimid si uu uga qabgalo shir madaxeedka wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah DFS oo ka furmay magaalada Dhusamareeb.

Soo dhaweyn kaddib, labadda madaxweyne ayaa warbaahinta wadajir kula hadlay xarunta madaxtooyada GM.

Diwaanka wararka
Radio Daljir


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com