HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudoomiye Dhedo oo farriin u diray golaha deegaanka Boosaaso.

Boosaaso, Dec 18 2016-Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa digniin u diray xubnaha golaha deegaanka ee degmada Boosaaso oo uu sheegay inaysan ka qaybqaadan ammaanka magaalada Boosaaso.

Aaska M/weyne C/llaahi Yuusuf oo loo asteeyey Axadda soo socota iyo abaabullo loogu diyaargaroobayo oo socda.
Caawa iyo Daljir, Salaasa April 30, 2013, Maxamed Cabdilaahi Cali
Baahin: Axad, Apr 29, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. R/wasaare Gaas oo la kulmay urarada bulshada rayadka ah ee Muqdisho, ugana xog warramay dhamaystirka barnaamijka Road-mapka; Ahlu sunna oo ku gacan sayray maamul goboleed laga sameeyo gobollada dhexe ee Somaliya; Xil. Gaagaale oo difaacay hindisaha maamul dhismeed; Waxbixin ku saabsan diyaarad nooca rakaabka ah oo shil ku gashay madaarka C/llahi Yusuf, Galkacyo.

Boosaaso, Dec 18 2016-Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa digniin u diray xubnaha golaha deegaanka ee degmada Boosaaso oo uu sheegay inaysan ka qaybqaadan ammaanka magaalada Boosaaso.

Mudane Dhedo ayaa sheegay in hadda laga bilaabo xubnaha golaha deegaanku shan shan ula shaqaynayaan laamaha ammaanka, islamarkaana ay waajib tahay inay ku lammaanaadaan ciidanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: