Xisbiyada siyaasadeed oo walaac ka muujinaya doorashada dalka.

Muqdisho, 18 2016-Kala maan duwanaan iyo muran ayaa weli ka aloosan arrimaha barlamaanka cusub ee Soomaaliya oo lafilayey in maalinkii shalay ugu dambayn lagu dhaariyo xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.

Yuusuf Maxamed Cismaan Shimbir, oo ah gudoomiyaha xisbi siyaasadeedka Midnimo qaran ee Muqdisho fadhigiisu yahay ayaa waxa uu walaac ka muujinayaa doorashada dalka iyo arrimaha murugsan ee hadda muuqda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com