Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay golaha guurtida Caabudwaaq (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay golaha guurtida Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha GM Axmed Cabdi Kaariye iyo ku Xigeenkiisa Cali Dahir Ciid ayaa kulan la-yeeshay golaha guurtida Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Shirkaan waxa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dib-U-Heshiinta, iyo Fedaraalka, waxana diirada lagu saaray dargelinta daddaalada nabadeynta iyo dowlad dhisida. Diwaanka wararka Radio Daljir

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Ibaraahim Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdirisaaq Faamoos (dhegayso)
Sheekh Nuur Baruud oo ku Baaqay in laga hortago Xildhibaanada Mooshinka keena

Madaxweynaha GM Axmed Cabdi Kaariye iyo ku Xigeenkiisa Cali Dahir Ciid ayaa kulan la-yeeshay golaha guurtida Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Shirkaan waxa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dib-U-Heshiinta, iyo Fedaraalka, waxana diirada lagu saaray dargelinta daddaalada nabadeynta iyo dowlad dhisida.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0