Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay golaha guurtida Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha GM Axmed Cabdi Kaariye iyo ku Xigeenkiisa Cali Dahir Ciid ayaa kulan la-yeeshay golaha guurtida Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Shirkaan waxa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dib-U-Heshiinta, iyo Fedaraalka, waxana diirada lagu saaray dargelinta daddaalada nabadeynta iyo dowlad dhisida.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

Exit mobile version