Madaxweynaha Galmudug oo maanta si weyn lagu soo dhaweyeey Caabudwaaq (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo maanta si weyn lagu soo dhaweyeey Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye( Qoor-Qoor) iyo wafdi Ballaarran uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn heersare ah loogu sameeyey Degmada Cabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid, xubno ka tirsan golleyaasha xukuumadda, maamulka degmada iyo ururada bulshada ayaa si wacan usoo dhaweeyey. Diwaanka wararka Radio Daljir

Guddiga qaban qaabada Maalmaha Xoriyadda oo Booqday Wasaaradda Gaashandhiga
RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta
logo Ra’iisul Wasaare Khayre oo Oslo Kula Kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye( Qoor-Qoor) iyo wafdi Ballaarran uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn heersare ah loogu sameeyey Degmada Cabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid, xubno ka tirsan golleyaasha xukuumadda, maamulka degmada iyo ururada bulshada ayaa si wacan usoo dhaweeyey.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: