Madaxweynaha Galmudug oo maanta si weyn lagu soo dhaweyeey Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo maanta si weyn lagu soo dhaweyeey Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye( Qoor-Qoor) iyo wafdi Ballaarran uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn heersare ah loogu sameeyey Degmada Cabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid, xubno ka tirsan golleyaasha xukuumadda, maamulka degmada iyo ururada bulshada ayaa si wacan usoo dhaweeyey.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com