Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)

Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)

Mukhtaar cabdiraxmaan Guddoomiyaha Degaanka Docol oo Gaalkacyo u jirta 40 KM ayaa faahfaahin kabixiyey Booqasho uu maanta ku tagayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Guddoomiyaha ayaa sido kale Daljir uga waramay Hormarka degmadda iyo Soo dhaweynta Madaxweynaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com