Garoowe: dhalinyaro lagu tababaray socodsiinta ganacsiga iyo suuqgeynta (Muuqaal)

HomeWararka

Garoowe: dhalinyaro lagu tababaray socodsiinta ganacsiga iyo suuqgeynta (Muuqaal)

Tababarkan oo ku saabsanaa horumarinta dhiirigelinta Hal-abuurka ganacsiga ee dhalinyarada iyo suuqgeynta waxaa ka faa'iidaysnayey kooxo dhalinyaro ah

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomay Nuqulka Warbixinta Guddiga Dib u Heshiisiinta Gobolka Gedo (daawo)
Somaliland oo xabsiga dhigtay abwaano dareenkooda ku cabiray suugaan (daawo)
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Cafimaad dhinaca ah u qaaday Gabar lagu dhawacay Puntland (dhegayso)

Tababarkan oo ku saabsanaa horumarinta dhiirigelinta Hal-abuurka ganacsiga ee dhalinyarada iyo suuqgeynta waxaa ka faa’iidaysnayey kooxo dhalinyaro ah oo hore loo dhiirigeliyey hal-abuuro ganacsi oo ay leeyihiin, Isu taga shirkadaha midoobey ee Amal qaybta Bangiga ee Amal Bank ayaa tababarkan bixinayey waxaana tababarkani uu ka dhashay kulanka u qareemida dhalinyarada hal-abuurka leh oo hore ay u qabatay Hay’ada maxaliga ah ee Horn Vision, waxaana dhalinyaradani oo ilaa 100 gaarayaa ka faa’iidaysteen barnaamijka dhiirigelinta hal abuurka dhalinyarada ee magaciisa loosoo gaabiyo Up-shft kaasoo ay fuliso Horn Vision halka ay maalgeliso UNICEF ayna kormeerto wasaarada haweenka Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: