Garoowe: dhalinyaro lagu tababaray socodsiinta ganacsiga iyo suuqgeynta (Muuqaal)

Tababarkan oo ku saabsanaa horumarinta dhiirigelinta Hal-abuurka ganacsiga ee dhalinyarada iyo suuqgeynta waxaa ka faa’iidaysnayey kooxo dhalinyaro ah oo hore loo dhiirigeliyey hal-abuuro ganacsi oo ay leeyihiin, Isu taga shirkadaha midoobey ee Amal qaybta Bangiga ee Amal Bank ayaa tababarkan bixinayey waxaana tababarkani uu ka dhashay kulanka u qareemida dhalinyarada hal-abuurka leh oo hore ay u qabatay Hay’ada maxaliga ah ee Horn Vision, waxaana dhalinyaradani oo ilaa 100 gaarayaa ka faa’iidaysteen barnaamijka dhiirigelinta hal abuurka dhalinyarada ee magaciisa loosoo gaabiyo Up-shft kaasoo ay fuliso Horn Vision halka ay maalgeliso UNICEF ayna kormeerto wasaarada haweenka Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com