Ayax ku habsaday degaanka Roox ee gobalka Mudug (dhegayso)

Ayax ku habsaday degaanka Roox ee gobalka Mudug (dhegayso)

Waxgaradka degaanka Roox ee gobalka Mudug ayaa ka cabanaya Ayax farabadan oo ku habsaday beeraha degaankaas,waxaana ay shegeen inay khatar ku hayo ayaxu Beeraha.

Mid kamid ah beeralayda Roox oo Radio Daljir ayaa ka hadlay dhibaatadu uu Ayaxu ku hayo beeralayda degaanka Roox.

Hoos kaga bogo..

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com