Issimadda Puntland oo dhameyey khilaafki ka dhex taagna Madaxda sare ee Puntland (Daawo)

Issimadda Puntland oo dhameyey khilaafki ka dhex taagna Madaxda sare ee Puntland (Daawo)

Issimada Puntland ayaa Maanta ku guuleystay inay isu keenaan Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Madaxweyne kuxigeenka Axmed Cilmi Karaash, kaddib waan waan ay muddooyinkii u dambeeyay ka dhex wadeen.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoonka baarlamaanka iyo hoggaanka dhaqanka Puntland.

Kulanka waxaa looga hadlay midnimada iyo wadajirka Puntland, waxaana lagu guuleystay in meesha laga saaro kala aragti duwanaanta maamul iyo shaqo ee u dhexeysay madaxda sare ee Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com