HomeUncategorized

Diyaarad ka duushay Soomaaliya oo shil ku gashay garoonka Jomo Kenyatta.

Nairobi, Nov 28 2016-Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa waxaa shil ku gashay diyaarad ay saarnaayeen rakaab badan oo ka kicitintay wadanka Soomaaliya.

Dawladda Puntland oo qaadacday Mooshinka laga keenay baarlamaanka Jubbaland
RW Cumar oo maanta la kulmay Madaxda Dekedda Muqdisho
15 qof oo ku dhintay deegaanno ka tirsan Sh. Dhexe sababo la xiriir gaajada iyo macaluusha ka dhalatay abaarta.

Nairobi, Nov 28 2016-Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa waxaa shil ku gashay diyaarad ay saarnaayeen rakaab badan oo ka kicitintay wadanka Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta garoonkaasi ayaa saacado kooban hakad geliyay dhaqdhaqaaqii garoonka diyaaradaha ee Kenya, kadib markii shilkaasi uu ka dhacay Jomo Kenyatta Airport.

War-saxafaadeed ay soo saareen madaxda garoonka ayaa lagu sheegay in shilka uu saameeyay muddo kooban dhaqdhaqaaqii garoonka diyaaradaha, islamarkaana si kumeel gaar ah loo hakiyey.

Diyaarada oo laga leeyahay dalka Soomaaliya ayaa wuxuu gudoomiyaha garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta sheegay in shil u geysatay garoonka balse uusan badneyn, sida uu wariyaasha u sheegay.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: