DHEGEYSO-Nabadoonada Garoowe oo walaac ka muujiyey boobka dhulka.

Garoowe, Nov 28 2016-Nabdoon Maxamuud Cabdulaahi Maxamed oo ka Mid ah Nabadoonada Gobolka Nugaal ayaa oo lahadlayey Idaacadda Daljir ayaa qaylo dhaan ka muujiyey xaalufka deegaanka iyo xirmaysiga dhulka oo Garoowe iyo nawaaxigeeda siweyn uga socda.

Nadoonka ayaa waxa uu sheegay inay jiraan shabakado lamagac baxay dhul jeex oo degan magaalada hareereheeda islamarkaana cagafyo dhulkii ku baabiyey, loona baahan yahay in sharciga lahor keeno.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com