HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dibudhac kuyimid kalfadhigii golaha deegaanka ee degmada Burtinle.

Burtinle, Nov 27 2016-Xildhibaan Axmed Cabdulaahi Ilwayn o katirsan golaha deegaanka ee degmada Burtinle ayaa sheegay inuu dib u dhac ku yimid fadhigii golaha deedaanka ee degmada oo la filayay 15ka bishaan inuu furmo.

Madaxweyne Gaas oo ka Tacsiyadeey Geerida Marxuum Yuusuf Muumin
(Sawirro) Darxumada Nalalka Cadceedda Boossaaso iyo dayaca Dowladda Hoose
Guddiga Tartan iyo Tacliin oo shaaciyey isku aadka dugsiyada sare u soo gudbay wareega labbaad.

Burtinle, Nov 27 2016-Xildhibaan Axmed Cabdulaahi Ilwayn o katirsan golaha deegaanka ee degmada Burtinle ayaa sheegay inuu dib u dhac ku yimid fadhigii golaha deedaanka ee degmada oo la filayay 15ka bishaan inuu furmo.


Xildhibaanka ayaa sheegay inay horyaaliin arrimo badan oo ka mid tahay wax u qabashada dadka abaaruhu saameeyeen ee deegaanadaasi iyo qodobo kale waraysi xildhibaan katirsan golaha degaanka Burtinle by Maxamud Cabdi Ibrahim

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: