DHEGEYSO-Dibudhac kuyimid kalfadhigii golaha deegaanka ee degmada Burtinle.

Burtinle, Nov 27 2016-Xildhibaan Axmed Cabdulaahi Ilwayn o katirsan golaha deegaanka ee degmada Burtinle ayaa sheegay inuu dib u dhac ku yimid fadhigii golaha deedaanka ee degmada oo la filayay 15ka bishaan inuu furmo.


Xildhibaanka ayaa sheegay inay horyaaliin arrimo badan oo ka mid tahay wax u qabashada dadka abaaruhu saameeyeen ee deegaanadaasi iyo qodobo kale waraysi xildhibaan katirsan golaha degaanka Burtinle by Maxamud Cabdi Ibrahim

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com