HomeUncategorized

WARAYSI ku saabsan qarax khasaare geystey oo kadhacay Muqdisho.

Muqdisho, Nov 26 2016--Qarax khasaare geystay ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Waabari nawaaxiga Wadada Afisyoon.

Ururka Ardayda Puntland ee Malaysia oo doortay hoggaan cusub, kulan ay ku yeeshay Plaza Hall.
Xuska maalinta Calanka Soomaaliya 12 Oktoobar – Taariikh kooban
Kulan lagu gorfeeyey nabadda gobolka Mudug oo lagu qabtay xarunta gobolka ee Galkacyo.

Muqdisho, Nov 26 2016–Qarax khasaare geystay ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Waabari  nawaaxiga Wadada Afisyoon

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa la sheegaya in saacado ka hor uu maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.Waxaana sheegay in la qabtay ninkii ka dambeeyay Qaraxa. iyo Afar qof oo kale oo laga qabtay goobta uu Qarax kadhacay.
 
 
Hadaba Qasaaraha kadhashay qaraxaasi  iyo Askar katirsan ciidamada Dowlada  shabaab isludhoobay iyo Weerar laguqaaday Saldhig ciidan oo ay kutaba baranayeen kooxada alshabaab meel Dagmada  Qoryoolay ujirta 40kmtir dhanka Galbeed 
 
 Hadaba  goob jooge kusugan Magaalada Muqdisho magaciisana uqariyay sababo amin kana mid ah dadka deegaanka qoryooley ayaa arimahaasi uga waramay Wariye xasan heykal 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: