DHEGEYSO-Roob doon looga dhawaaqay magaalada Buuhoodle.

Buuhoodle, Nov 26 2016-Maamulka Khaatumo ayaa Maanta Buuhoodle kaga Dhawaqay in loo diyaar garoobo sidii gurmad loo gaarsiina lahaa dadka abaartu saamaysay, laysuguna soo boxo roob doon.

Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Mamulka Khaatumo ee Buuhoodle Cabdifarax Cali Cawil oo Soo Booqday Radiyo Daljir ayaa Hadalkan Sheegay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com