HomeUncategorized

DHEGEYSO-Doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo dib u dhacday mar kale.

Muqdisho, Nov 26 2016-Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in dibudhac kuyimid doorashada madaxtinimada ee Soomaaliya.

USA iyo Ethopia oo Is-kaashi buuxa ka samayey ka shaqeynta amaanka dalalka Qaarada Afrika
(Dhagayso) Wasiirka Dakadaha Cabdullaahi: Nabadoonnadu waa buundada isku xirta dowladda iyo shacabka
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Muqdisho, Nov 26 2016-Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in dibudhac kuyimid doorashada madaxtinimada ee Soomaaliya.

Michael Keating ayaa tilmaamay in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya qiyaas ahaan, ay dhici karto 15-ka bisha soo socoto ee December, islamarkaana dib u dhac balaaran uu ku yimid doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Danjire Keating oo waraysi siinayey barnaamijka Focus on Africa ee BBC, ayaa sheegay ka hor doorashooyinka labada afhayeen, in loo baahan yahay in la soo doorto tirada ugu badan ee Xildhibaanada Aqalka Hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: