DHEGEYSO-Xukuumadda iyo culimada Puntland oo baaq si wadajir ah usoo saaray.

Garoowe, Nov 26 2016-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland oo saaka warfidiyeenka kula hadlay aqalka madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa diray qayladhaan ku aadan sidii loogu gurman lahaa dadka abaartu saamaysay.

Warbixin-Cabdixakiin Xuseen Xasan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com