Galmudug oo adkaysanaysa Amaanka deganadeeda

HomeWararka

Galmudug oo adkaysanaysa Amaanka deganadeeda

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa manta shir gudomiyay Shirka Amniga Galmudug oo usbuciiba mar ka dhaca

Maamulka Jubbaland oo soo bandhiga shaqsi ka tirsan Alshabaab
Tartan & Tacliin iyo Caawa: Daawad Sare fkf Bacaadweyn Sare iyo Najax Ceelbuh fkf Jariiban Sare
Maraykanka oo sheegay inay duqeyn ka fuliyeen Soomaaliya

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa manta shir gudomiyay Shirka Amniga Galmudug oo usbuciiba mar ka dhaca Caasimadda Galmudug ee dhuusomareb.

Shirkaan ayaa waxaa diiirada lagu sarayay sare u qaadida amniga guud ee galmudug iyo daadajinta qorshaha amniga Galmudug.

Kulanka waxaa ku sugnaa Saraakiisha Milatariga Booliska Nabad sugida iyo Asluubta madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa saraakiisha ku Bogaadiyay Qorshaha amniga ee Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Ciid ayaa Saraakiisha Booliska, Nabadsugida, iyo Milatariga, Galmudug ka dhagaystay Xaalada Amniga Galmudug isagoo faray Dardar galinta aminga Guud ee Galmudug.

Warbixinta Saraakiisha Amniga ka dib Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa bixiyay Awaamir sare logu qaadayo Amniga guud ee Galmudug gaar ahaan Amniga Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0