Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amaanka gobalka Mudug

HomeWararka

Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amaanka gobalka Mudug

Wasiirka Wasaaraadda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland oo ay welinayaan Wasiiro iyo Xildhibaano Ka tirsan Dowladda Punt

Nin u dhashay qowmiyadda Amxaarada oo BKM Soomaalida Jigjiga u hanjabay lana soo qabtay
Maleeshiyaadka Oromada oo shacab ku laayey tuulada DAARIMI ee TULI GUULEED
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo maanta furay Doodda Kulamo Gaar-Gaar ah oo Ka mid ah Shirka Wadatashiga Puntland

Wasiirka Wasaaraadda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland oo ay welinayaan Wasiiro iyo Xildhibaano Ka tirsan Dowladda Puntland ayaa kulan laqaatay Wasiir Amniga Galmudug Ahmed Macalin Fiqi, Wasiiro katirsan Galmudug iyo Xildhibaano Ka tirsan Labada Aqal Ee Barlamanka soomaliya, Ayagoona Ka Wada Haley Sidii Waddajir looga shaqeyn lahaa Amniga, Galkacyo, Iskaashiga ladagaalanka Argagixisada iyo xoojinta xiriirka ka dhaxeeya Puntland iyo Galmudug.

Kulanka ayaa ka qabsoomay dhanka Galmudug gaar Hotel Global ee magalaada Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: