HomeUncategorized

DHEEGYSO-Gudiga dib u dhiska cusbitalka Galkacyo oo hkahadlay shaqada socota.

Galkacyo, Nov 21 2016-Gudiga dib u dhiska isbitaalka guud ee magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ka warbaxshay dhaqalihii soo garay isbitalka siyabihii ay ubaxeen sidoo kale gudiga ayaa soo ban dhigay dhismaha xusub ee isbitalka guud Gudiga ayaa shegay in uu dhamaday qaybtii hore ee dayaxtirka, Shaafici abdulqaadir ayaa warbixintaan kasoodiray Galkacyo

Fadhigii xildhibaannada federaalka ee maanta oo natiijo la?aan ku dhammaaday.
Madaxweynaha Puntland oo Booqasho tacsiyayn ah ugu tagay Cabdirixmaan Faroole
Barlamaanka Soomaaliya oo maanta magacaabaya gudiga doorashada madaxweynaha.

Galkacyo, Nov 21 2016-Gudiga dib u dhiska isbitaalka guud ee magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ka warbaxshay dhaqalihii soo garay isbitalka siyabihii ay ubaxeen sidoo kale gudiga ayaa soo ban dhigay dhismaha xusub ee isbitalka guud Gudiga ayaa shegay in uu dhamaday qaybtii hore ee  dayaxtirka, Shaafici abdulqaadir ayaa warbixintaan kasoodiray Galkacyo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: