DHEEGYSO-Gudiga dib u dhiska cusbitalka Galkacyo oo hkahadlay shaqada socota.

Galkacyo, Nov 21 2016-Gudiga dib u dhiska isbitaalka guud ee magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ka warbaxshay dhaqalihii soo garay isbitalka siyabihii ay ubaxeen sidoo kale gudiga ayaa soo ban dhigay dhismaha xusub ee isbitalka guud Gudiga ayaa shegay in uu dhamaday qaybtii hore ee  dayaxtirka, Shaafici abdulqaadir ayaa warbixintaan kasoodiray Galkacyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com