Wasiirada Cusub ee Galmudug oo maanta xilka la wareegay

HomeWararka

Wasiirada Cusub ee Galmudug oo maanta xilka la wareegay

Qaar kamid ah Wasiirada Cusub ee Galmudug ayaa maanta bilaabay la wareegida Xilalka loo Magacaabay, iyadoona ay ku wareejinayaa Wasiiradii hore waxaan

Booosaaso oo lagu qabtay shir lagu tageerayeey dumuqraadiyadda & doorasho qof iyo cod ah
Wacaal Darey ah: Taliyeyaal ciidan oo la magacaabay iyo qaar kale oo shaqada laga ruqseeyay
Maamulka Somaliland oo dil ku fuliyeey rag dil horey u geeystay

Qaar kamid ah Wasiirada Cusub ee Galmudug ayaa maanta bilaabay la wareegida Xilalka loo Magacaabay, iyadoona ay ku wareejinayaa Wasiiradii hore waxaana Goobjoog ka noqanaya Madaxda Sare ee Galmudug sida Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug.

Wasiiru dowladaha cusub ee wasaaradda Maaliyadda C/raxiin Xasan C/laahi, ayaa xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaas, maadaama wasiirka iyo ku xigeenkiisa ay maqanaayeen.

Munaasabadda xil wareejinta waxaa ay ka dhacday xarunta wasaaradda Maaliyadda, madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo xafladda soo xirey ayaa kula dardaaramay in shaqada loo igmaday ka soo dhalaalaan.

Munaasabadda sidoo kale, waxaa joogay hanti-dhowraha Galmudug iyo qaar kamid ah howlwadeenada wasaaraddda Maaliyadda.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: