Degmadda Dhahar oo laga fuliyeey Mashaaric hormarineed (dhegayso)


Degmada dhahar ee Gobolka sanaag Xildhibaan Jamal maamed Xasan oo ka tisan Baarlamaanka Soomaliya Aqalka hoose ah wasiirka Qordheynta Dawlada dhexe ayaa halkaas ka daahfuray mashaariic horumarineed oo uu degaankiisa ka fulinayo .

Maamulka Degmada dhahar waxgaradka dhalinyarada iyo haweenka ayaa soo dhaweyey mashaariicda uu Xildhibaanku degaankiisa ka fulinayo oo ay mid yihiin suuq weyn oo dadka Magaladu ay ku ganacsan karaan si bilaaash ah .

Kulan lagu qabtay Xafiiska Xildhibaan Jamal ee Magaalada dhahar ayaaan dadkii ka qeyb galay hadaladoodii waxaa ka mid ahaa .


U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *