HomeUncategorized

Warbixin kahadlaysa kala durkinta ciidanka Puntland iyo Galmudug ee Galkacyo.

Galkacyo, Nov 19 2016--Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyeen ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha Galmudug ayaa ku guulaystay kala durkinta ciidanka labada dhinac oo laysu jirsiiyey ilaa 4KM.

Madaxweyne Gaas oo Maanta Booqashooyin ku kormeeray Dugsiyada waxbarasho ee Bursaalax
M/weyne ku xigeenka Puntland, Gen. Cabdisamad oo ka xog waramay qabanqaabada xuska 1-da Ogoosto. [Dhegaysi …]
Waftigii M/weynaha Puntland oo wali ku sugan Qordho, kulamana la yeeshay bulshada, kormeerana sameeyey maanta.

Galkacyo, Nov 19 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyeen ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha Galmudug ayaa ku guulaystay kala durkinta ciidanka labada dhinac oo laysu jirsiiyey ilaa 4KM.

Warbixin-Shaafici Cabdulqaadir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: