DFS oo gargaar cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 garsisay Buhoodle

DFS oo gargaar cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 garsisay Buhoodle

Wafdi isugu jira xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Somaaliya ayaa gordhow ka dagay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn.

Diyaarad siday gargaar dawooyin ah oo loga hortagayo covid-19 ayaa laga dajiyey Buhoodle,iyado masuuliyin ka tirsan dowladda somaaliya ay halkaas khudbado ka jeediyeen ku aadan sidi looga hortagi lahaa cudurka caronavirus.

Faahfaahin dheeri ah Gordhow la soco.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com