HomeUncategorized

(Dhagayso) Dagaal geestay qasaare dhimasho ayaa dhaawacyo aya maanta ka dhacay Magaalada Caabudwaaq.

Caabudwaaq, Nov, 16, 2016 - Dagaal geestay qasaare dhimasho ayaa dhaawacyo aya maanta ka dhacay Magaalada Caabudwaaq, Dagaalka oo udhaxeeyay Maleeshiyo beeleed walaalo aha ayaa soo bilaabay waaberigii hore ee saakay isagoona soo gaaray ilaa Gelinkii dambe ee Maanta.

Waftiga R/wasaare Sharmaarke iyo madaxda dawladda Puntland oo saaka lagu wado in ay wadahadalo u bilaabmaan. [Akhris …]
Wasiirkii hore ee Dastuurka Soomaaliya oo beeniyey in uu jiro is bedel lagu sameeyey Dastuurka dalka
DHEGEYSO-Deegaamo Godobjiraan hoosyimaada oo biyo dhaankii laga joojiyey.
Caabudwaaq, Nov, 16, 2016 – Dagaal geestay qasaare dhimasho ayaa dhaawacyo aya maanta ka dhacay
Magaalada Caabudwaaq, Dagaalka oo udhaxeeyay Maleeshiyo beeleed walaalo aha ayaa soo bilaabay waaberigii hore ee saakay isagoona soo gaaray ilaa Gelinkii dambe ee Maanta.
 
Odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda Magaalada Caabudwaaq ee ku sugan Magaalada Cadaado ayaa beelaha dagaalamaya ugu baaqay in ay nabadda qaataan degdegna loo joojiyo dagaalka.



Odayaashaan ayaa lasoo xiriiray warqabadka radio Daljir ee Magaalada Caabudwaaq waxaana ay uwarameen Cumar Laki Man

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0