(Dhagayso) Dagaal geestay qasaare dhimasho ayaa dhaawacyo aya maanta ka dhacay Magaalada Caabudwaaq.

Caabudwaaq, Nov, 16, 2016 – Dagaal geestay qasaare dhimasho ayaa dhaawacyo aya maanta ka dhacay
Magaalada Caabudwaaq, Dagaalka oo udhaxeeyay Maleeshiyo beeleed walaalo aha ayaa soo bilaabay waaberigii hore ee saakay isagoona soo gaaray ilaa Gelinkii dambe ee Maanta.
 
Odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda Magaalada Caabudwaaq ee ku sugan Magaalada Cadaado ayaa beelaha dagaalamaya ugu baaqay in ay nabadda qaataan degdegna loo joojiyo dagaalka.



Odayaashaan ayaa lasoo xiriiray warqabadka radio Daljir ee Magaalada Caabudwaaq waxaana ay uwarameen Cumar Laki Man

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com