HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamij gaar ah oo Daljir ka diyaarisay gurmadka abaaraha.

Garoowe, Nov 15 2016--Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay shir ballaaran oo looga hadlayey sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saamaysay ee kunool Puntland.

Musharaxiinta u tartamaya Duqa Garowe oo soo Badanaya iyo Musharax Cusub oo ku dhawaaqay in uu tagaan-yahay xilkaas
Prof. Gaas oo shaaciyey in ololihiisa doorashada uu dhowaan ka bilaabayo Puntland (Dhegeyso)
Puntland oo ku dhawaaqday furashada xisbiyo siyaasadeed.

Garoowe, Nov 15 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay shir ballaaran oo looga hadlayey sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saamaysay ee kunool Puntland.

Shirka ayaa waxaa lagu soobandhigay boqolaal qoys oo xoolohoodii kasoo xerooday gaareyna tuulooyinka iyo degmooyinka 9-ka gobo lee Puntland iyo kuwa aan awoodin inay meel biyo leh u cararaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: