Jubbaland oo DFS ku eedeysay inay is hortaag ku samaysay Dawooyin loo wadda Kismaayo (Daawo)

Jubbaland oo DFS ku eedeysay inay is hortaag ku samaysay Dawooyin loo wadda Kismaayo (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ah ay hortaagan tahay diyaarad sida gurmad noocyo kala duwan ah oo loogu tala galay ka hortaga Xanuunka Covid19 iyo fatahaadaha ka jira Gobolka Gedo.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Madaxweyne ku xigeenku in Jubbaland ay go’aano adag ka qaadan doonto khalkhalka Siyaasadeed ee ay Dowlada Federaalka ah ka wado Gobolka Gedo.

Hoos ka Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com