Wasiir laga helay Covid-19 oo laga helay oo Daljir la hadlay (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir laga helay Covid-19 oo laga helay oo Daljir la hadlay (dhegayso)

Wasiirka Ganacsiga ,Warshadaha iyo Maalkashiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi oo Ka mida Dadka laga helay Cudurka Caronaviurs ,Sida uu Shalay ku sh

Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Hay’adda duulista rayidka ah oo war ka soo saartay diyaaraddii ku dhacday garoonka Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed

Wasiirka Ganacsiga ,Warshadaha iyo Maalkashiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi oo Ka mida Dadka laga helay Cudurka Caronaviurs ,Sida uu Shalay ku shaaciyey bartiisa u’ gaarka ah ee Facbooka ,Ayaa Warbaahinta Daljir uga waramay sida uu ku qaday Cudura iyo Sida hada Xaalkiisu yahay.

Wasiirka ayaa sidoo kale Bulshada Puntland ka Codsaday in ay qaataan Fariimaha Caafimaadka.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: