Wasiir laga helay Covid-19 oo laga helay oo Daljir la hadlay (dhegayso)

Wasiir laga helay Covid-19 oo laga helay oo Daljir la hadlay (dhegayso)

Wasiirka Ganacsiga ,Warshadaha iyo Maalkashiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi oo Ka mida Dadka laga helay Cudurka Caronaviurs ,Sida uu Shalay ku shaaciyey bartiisa u’ gaarka ah ee Facbooka ,Ayaa Warbaahinta Daljir uga waramay sida uu ku qaday Cudura iyo Sida hada Xaalkiisu yahay.

Wasiirka ayaa sidoo kale Bulshada Puntland ka Codsaday in ay qaataan Fariimaha Caafimaadka.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com