Booliska DDS oo xiray dhammaan goobihii jaadka iyo makhaayadaha

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Booliska DDS oo xiray dhammaan goobihii jaadka iyo makhaayadaha

Xafiiska nabadgaliyada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa amar degdeg ah ku bixiyey in la rawixiyo albaabadana loo laabo dhammaanba goobah

Barakacayaasha Qoloji DDS ayaa sheegay in fahamkoodu isbadelay kaddib wacyigalinta gudniinka gabdhaha
Jigjiga: Radio Daljir, toos uga dhegayso qeybo kamid ah gobolka Doollo ee DDS. (daawo)
Madaxweyne Mustafe Cumar: “Xaalada bani’aadamnimo ee DDS waa mid walwal leh” (Sawirro)

Xafiiska nabadgaliyada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa amar degdeg ah ku bixiyey in la rawixiyo albaabadana loo laabo dhammaanba goobaha jaadka lagu iibiyo iyo makhaayadaha, oo shacabku si xad dhaaf ah iskugu yimaadaan.

Dawladda ayaa dhawaan bulshada ugu baaqday in shacabku ka taxadaraan goobaha lagu kulmo.

Digniinaha dawladda oo shacabku u hoggaansami waayeen dhammaan baaqyaii ka soo baxay Xafiiska Nabadgaliyada ee Dawladda Deegaanka Soomaali (DDS) ayaa waxaa ciidamada booliska ee loo yaqaano Adhmafatanaga lagu amray inay xidhaan meheradaha jaadka lagu iibiyo iyo makhaayadaha. Sidoo kale waxaa la amray la joojiyo isku socodka tagaasiga magaalada ka dhex shaqaysa.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: