PUNTLAND: Tirada dadka uu ku dhacay Covid19 oo gaadhay 23 Ruux

PUNTLAND: Tirada dadka uu ku dhacay Covid19 oo gaadhay 23 Ruux

Dowladda Puntland ayaa shaacisay Tirada Bukaannada Laga helay Covid 19 oo korortay 24-kii Saac ee la soo dhaafay Puntland.

Waxaa maanta la baaray 20 ruux oo 16 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 4 dumar ah, waxaa xanuunka laga helay 12 qof oo 9 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 3 haween ah, halka 8 ruux laga wayay. Dadka xanuunka laga helata ayaa Da’doodu udhaxaysa 15jir ilaa 65jir

Tirada guud ee xaaladaha COVID-19 Puntland laga diiwaan geliyay ayaa noqonaysa 23 ruux, hal bukaan ahna uu ugeeriyooday xanuunka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com