PUNTLAND: Tirada dadka uu ku dhacay Covid19 oo gaadhay 23 Ruux

HomeWararka

PUNTLAND: Tirada dadka uu ku dhacay Covid19 oo gaadhay 23 Ruux

Dowladda Puntland ayaa shaacisay Tirada Bukaannada Laga helay Covid 19 oo korortay 24-kii Saac ee la soo dhaafay Puntland. Waxaa maanta la baaray 2

Garoowe: Sidee ayay shacabka u arkaan qaadkii Miirooga ahaa oo ay dowladdu dib ufasaxday? (daawo)
Sarkaal Faarax Cabdi Aadan oo kamid ah saraakiisha SSC ayaa u jawaabey Sayliciga Somaliland,
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Turkiga xoojinta iskaashiga labada dal

Dowladda Puntland ayaa shaacisay Tirada Bukaannada Laga helay Covid 19 oo korortay 24-kii Saac ee la soo dhaafay Puntland.

Waxaa maanta la baaray 20 ruux oo 16 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 4 dumar ah, waxaa xanuunka laga helay 12 qof oo 9 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 3 haween ah, halka 8 ruux laga wayay. Dadka xanuunka laga helata ayaa Da’doodu udhaxaysa 15jir ilaa 65jir

Tirada guud ee xaaladaha COVID-19 Puntland laga diiwaan geliyay ayaa noqonaysa 23 ruux, hal bukaan ahna uu ugeeriyooday xanuunka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: