HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudoomiyihii degmada Buur-hakaba oo u geeriyoodey dhaawac qarax.

Muqdisho, Nov 08 2016--Gudoomiyihii dagmada buur hakaba ee gobolka baay maxamed nuur cabdi ayaa u geeriyooday dhaawac dhawaan kasoo gaaray qaarka hoose ee jirkiisa kadib markii miino loogu aasay suuliga.

Dawlada Somaliya & Puntland oo heshiis ka kooban 15 qodob ku kala saxiisday Galkacyo. [Dhegaysi …]
Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee ka baxa Daljir oo xalay galay habeenkii lixaad
Maamulka Degmada Bargaal oo ka Cabasho ka Muujiyay Jariifka Badda lagu hayo

Muqdisho, Nov 08 2016–Gudoomiyihii dagmada buur hakaba ee gobolka baay maxamed nuur cabdi ayaa u geeriyooday dhaawac dhawaan kasoo gaaray qaarka hoose ee jirkiisa kadib markii miino loogu aasay suuliga.

Gudoomiyaha oo xaaladiisa caafimaad lagu dabiibaye magaalada muqdisho ayaa xalay u geeriyooday dhaawacaasi sida xafiiska radio daljir ee muqdisho uu u xaqiijiyay taliyaha nabad sugida dagmada buur hakaba ee gobolka baay mudane feysal cabduqaadir xasan 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: