DHEGEYSO-Gudoomiyihii degmada Buur-hakaba oo u geeriyoodey dhaawac qarax.

Muqdisho, Nov 08 2016–Gudoomiyihii dagmada buur hakaba ee gobolka baay maxamed nuur cabdi ayaa u geeriyooday dhaawac dhawaan kasoo gaaray qaarka hoose ee jirkiisa kadib markii miino loogu aasay suuliga.

Gudoomiyaha oo xaaladiisa caafimaad lagu dabiibaye magaalada muqdisho ayaa xalay u geeriyooday dhaawacaasi sida xafiiska radio daljir ee muqdisho uu u xaqiijiyay taliyaha nabad sugida dagmada buur hakaba ee gobolka baay mudane feysal cabduqaadir xasan 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com