HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.

Buuhoodle, Novb 08 2016--Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Axmed Maxamed Nadiif.

BARNAAMIJKII SAAKA IYO DUNIDA SABTI,02__[DHEGEYSO]
Xukuumadda Soomaaliya oo shaacinaysa natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa.
Dugsiyada Sare ee Gambool, Bossaso secondry, Imaamu-shaafici iyo Al-waaxa oo xalay ku kulmay miiska aqoonta ee Daljir.

Buuhoodle, Novb 08 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Axmed Maxamed Nadiif.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: